uddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa sheegtay Iyadoo aan Gudi Musuq-maasuq dhisneyn sidee dolwadu u qaadi kartaa ololaha la dagaalanka musuqa?
Koooxda alshabaab ayaa qaaday tallaabo ka dhan ah ganacsatada xilli ay wajaheyso culeys badan
 Al-Shabab oo xayiraad kusoo rogay shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud
Ciidanka dowladda soomaaliya oo burburisay gaadiid ay qaraxyo ku diyaarinayeen kooxda alshabaab
Maleeshiyada AlShabaab oo ka baxay deegaan u dhow magaalada Dhuusamareeb
Goob uu shir uga socday Al-Shabaab oo weerar culus lagu qaaday
Abaabul iyo diyaargarow ciidan ayaa laga soo sheegaya Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo qayb ka ah wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab