turkiga iyo qadar oo ku loolamaya dakada hobyo


A C -WARAR

Hamiga Turkiga ayaa u weecday dhanka QadarDanaha Turkiga iyo Qatar ayaa ku yimid isk hur imaad kaasi oo ku saabsan dekedda hobyo

Qatar ayaa horey u balanqaaday inay gacan ka geysaneyso dhismaha dekedda Hobyo ee magaalada galmud, iyadoo xaq u leh inay adeegsato, maadaama ay Qatar caado ka dhigatay inay ka faa’iideysato dalalka si ay u gaarto guulaha ugu badan ee suurtogalka u ah

Hadda Turkiga wuxuu raadinayaa inuu helo dekeddan tanina waxay timid kadib markii mas'uuliyiinta Turkiga ay ku qasbeen madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo inuu dekedda siiyo dowladda Turkiga. dowladda Soomaaliya ayaa la shaqeyso hoggaamiyeyaasha Qatar iyo Turkiga inkasta oo hamiga labada dowladood ee Soomaaliya eey tahay in eey ka faaideestaan qeeyraadka dalka 
Dadka Soomaaliyeed waa kuwa kaliya ee ku khasaaray loolanka u dhexeeyo Turkiga iyo Qatar


Post a Comment

0 Comments