Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa maanta soo saaray qaraar cusub oo ku socdo bahda waxbarashada ee dalka gaar ahaan jaamacadaha
Dowladda soomaaliya oo war culus ka soo saartay dagaal ka dhacay Galgaduud oo Shabaab lagu laayey
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogaga deegaanka ee la abaabulay ayaa qaadeen guluf dhowr weji leh oo ku wajahan Magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ee Gobolka Galgaduud
Faahfaahin ka soo baxaya dab xalay qabsaday suuqa Baladweyne ugu weyn
Dowladda somaliya oo shaacisay beegsi cusub oo shabaab ay ku heyso digniina u dirtay dad gaar ah
Kooxda alshabaab ayaa ku qasbeysaa dadka deegaanka in ay hub qaataan ayna ka hortagaan ciidamada dowladda
Dagaal u dhexeeyo ciidanka dowladda iyo alshabaab oo ka socda duleedka magaalada muqdisho