WAR DAG DAG : Fahad Yaasiin oo NISA laga qaaday iyo taliyeyaal kale
Rabitaanka shacabka ayaa ka xoog badnaa hubkii Fahad Yaasiin iyo Farmaajo
Midowga musharaxiinta oo ku baaqey bixitaanka Farmaajo iyo hogaamiyaasha ciidanka
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa wali doonaya inuu si sharci daro ah kusii joogo xukunka,
shacabka somaliyeed oo ka soo horjeestey in eey u aqoon sadaan dawlada farmaajo in eey tahay dawlad
Farmaajo ayaa adeegsada saraakiil ka socota Qadar iyo Turkiga si uu u caburiyo banaanbaxayaasha
Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo  xalay degay hotelka Naasahablood 2 si bari ay uga Qeyb galkaan banaanbaxa..