shacabka somaliyeed oo ka soo horjeestey in eey u aqoon sadaan dawlada farmaajo in eey tahay dawlad

 


A C-WARAR

Farmajo waxa uu rabaa in uu ahaado weligiisa madaxweynaha somaliya laakiin shacabka soomaaliyeed ayaa ka diidan midaas waayo waa qof 4tii sano laga rabay in dalka ka saaro dhibaatada uu u hogaansamay in uu isku diro qabaa'ilada degaan gobolada dalka asiga oo u adeegsanayo ciidan iyo hub 

Dhibaatada ka taagan Soomaaliya waa dhibaato amni, ma ahan mid dastuuri ah, Farmaajona ma jecla amniga Soomaaliya Mas'uuliyadda waxaa iska leh Farmaajo, ma ahan quwadaha shisheeye, waana isaga midka xambaarsan mas'uuliyadda xaaladda taagan waana in laga saaraa vill somaliya sida uu gu dhaqsiyaha badan oone maxkamad lagu soo taagaa dhibaatada uu u geestey dalka iyo shacabka

Mudada sharciga ah ee madaxweynaha ee dastuurka Soomaaliya sida ku xusan waa 4 sano oo mudadeedu dhammaatay 7dii Febraayo waxaa loo maleynayaa in doorashada la qaban doono ka hor taariikhda hada, laakiin Farmaajo hunguri ayuu ka qabaa awooda wuxuuna ka soo horjeedaa dastuurka

Shacabka sooomaaliyeed ayaa is weydiinayaan Al-Shabaab miyaan ka baqnaa mise Villa Somalia sababtoo ah waxyaabaha ay adeegsanayaan wax farqi ah uma dhaxeeyaan mar walbana khatar ayaan ku jirnaa Farmajo wuxuu laayaa dadka si uu xukunka usii joogo shacabku ma aqoonsana Farmaajo iyo dowladiisa

Post a Comment

0 Comments