Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa wali doonaya inuu si sharci daro ah kusii joogo xukunka,


 A C-WARAR

Farmaajo wuxuu qaadi doonaa masuuliyada dhiiga dadka dhintay, gacmihiisa dhiig cusub iyo dhagar, iyo waliba dhiiga dadka ka soo horjeeda tan iyo bilowgii xukunkiisa, wuxuuna adeegsadaa aragtiyo badan oo shirqool ah si uu u dilo qof kasta oo isaga ka soo horjeedo asaga oo dila qaar. iyo qarxinta dadka kale. ... waxaan marwalba jebiney sharciga dalka iyo dastuurka umada soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id ku sheegay ineysan wali ka tanaasulin midowgooda banaanbixii nabadeed oo ay horay ugu baaqeen, wuxuuna mar kale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la isugu yimaado taalada Daljirka Dahsoon ee dagmada Boondheere

Gudoomiyaha wuxuu sheegay in banaanbaxa uu yahay mid dastuuri ah, qof walbana uu xaq u leeyahay inuu si xor ah kusoo bandhigi karo aragtidiisa, wuxuuna ka digay in mar kale la hor istaago banaanbaxaas.

Damaca madaxwaynaha Wakhtigiisu dhamaaday wuxuu sababay inaan ilaa hadda doorahsho la qaban ayadoo wakhtigiisii dhamaaday 7 Febraayo ee lasoo dhaafay wuxuuna ku talo jiraa inuu awood ku maamulo dalka iyo nidaam kali-talis ah si aan ugu hortagno waa in aan sii wadna mudaharadkeena daljir dahsoon 

Haddii aan dooneyno inaan sharaf kula noolaano dalkeena, waa inaan ilaalino dastuurkiisa, kaliya ma ahan sharafta shaqsiyaadka sameyn kara waxa ay rabaan ama leh dantooda gaarka ah iyo danahooda gaarka ah ee gobolka iyo dadka marka ugu horeysa iyo tan waxaa lagu gaari karaa shacabka Soomaaliyeed.

Sidaa darteed Waxaan ugu baaqaya Bulshawaynta somaliyeed ee sharafta leh inaynu samayno 26-2-2021 banaan-bax aynu kaga hortagayno hagardaamada iyo mustaqbalka madaw ee farmaajo udamacsanyahay umada somaliyeed kasoo ka dhicidoona fagaaraha daljirka dahsoon ee magalada muqdisho.



Post a Comment

0 Comments