Madaxweyne xasan sheekh wuxu ogyahay inaanay doorasho
Madaxweyne xasan sheekh wuxu ogyahay inaanay doorasho dhacayn puttland iyo jubaland la`aantood laakin wuxuu damacsanyahay inuu fidno iyo khilaaf ka dhex abuuro umada somaliyeed si dib loogu dhigo doorashada oo uu sidaa kusii hayo hogaanka umada somaliyeed
Shacabka somaliyeedna madoonaayaan siyaasada
Shacabka somaliyeedna madoonaayaan siyaasada uu xasan sheekh ku hogaaminayo dalka kamana raali aha falalka uu ku doonaayo in uu ku afdoobto doorashada xasan sheekh wuxuu damacsanyahay inuu mar sadexaad dalka hogaamiyo laakiin falalka uu kula kacay shacabka afartii sano ee lasoo dhaafay iyo wax qabad la`aanta awgeed ilamaaha inuu mar sadexaad ku guulaysan madaxtinamada hadaanu qaab sharci darro ah ku soo noqon
Madaxweyne xasan sheekh waxa uu dabada
Madaxweyne xasan sheekh waxa uu dabada kasoo riixaayaa maamulada uu xakamaysta ee ogol siyaasadiisa wuxuuna ka dalbanayaa sidii doorashada losoo da dajin lahaa inta ay taakulada xasan sheekh awooda leedahay bayaan goor dhaweyd ka soo baxay xoghayahay arrimaha dibada Mareykanka marco robio ayaa lagu sheegay in Mareykanku ka walaacsanyahay jahawareerka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya
Taas oo khatar ku ah amniga, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya waxaan ugu baaqeynaa Dowladda Federalka iyo dowladaha xubnaha ka ah inay meel iska dhigaan ujeedooyinka gaaban ee siyaasadeed, ayna ilaaliyaan waajibaadka ka saaran dadka Soomaaliyeed, isla markaana ay oggolaadaan in si deg deg ah loo qabto doorasho daah furan oo loo dhanyahay” ayaa lagu ayuu
2 Comments
Dalka wuxuu u baahan yahay doorasho heshiis lagu yahay in laga qabto
ReplyDeleteDowladda waxay ka shaqeeneysaa mudo kororsi si ay xukunka u joogto
ReplyDelete