Weeraryahanka Real Madrid, Vinicius Junior
Weeraryahanka Real Madrid, Vinicius Junior, ayaa sharaxay sababta uusan u macasalaamayn tababarihii hore ee Real Madrid, Xabi Alonso isagoo ka hadlayay shir jaraa’id ee kahor kulanka wareegga siddeed dhammaadka UEFA Champions League ee ay la ciyaarayaan Bayern Munich, Vinicius ayaa sheegay in xiriirkooda uusan fiicneyn
Markii la weydiiyay sababta uusan baraha bulshada
Markii la weydiiyay sababta uusan baraha bulshada uga soo dhigin fariin macasalaamayn ah Xabi Alonso, Vinicius wuxuu yiri tababare kasta wuxuu leeyahay qaabkiisa, waxaana laga yaabaa inaanan si fiican isku fahmin,” sida uu soo xigtay Fabrizio Romano
Waxay ahayd waqti adag sababtoo ah daqiiqado yar
Waxay ahayd waqti adag sababtoo ah daqiiqado yar ayaan ciyaarayay. Wax badan ayaan bartay, waan ka fikiray, hadda waan ka fiicnaada Khubaro badan ayaa ku sababeeyay shaqo ka cayrintii Xabi Alonso ee Real Madrid inuu ku fashilmay maareynta ciyaartoyda waaweyn ee
Kooxda Alonso, oo beddelay Carlo Ancelotti, ayaa shaqada laga ceyriyay kadib markii uu xilka qabtay sanadkii hore garoonka Santiago Bernabéu Stadium.

0 Comments