Virgil van Dijk Oo Kashifay Wixii Uu U Sheegay Antony Gordon Kadib Casaankii Kuklankii Isniinta.


Virgil van Dijk

Virgil van Dijk ayaa rumaysan kari waayay

Virgil van Dijk ayaa rumaysan kari waayay in Anthony Gordon markii hore loo taagay kaadhka dignitain ah ka hor inta aan ciyaarta laga saarin isaga oo uga mahad celinaya VAR kulankii ay Liverpool guusha ka gaadhay Newcastle kulan xiiso  ayaa Liverpool Iyo Newcastle ku dhexmaray St James’ Park isniintii iyada oo Liverpool ku badisay 3/2

Ciyaarta waxa hadhaysay muran dib markii xiddiga

Ciyaarta waxa hadhaysay muran dib markii xiddiga Newcastle ee Antony Gordon uu khalad halis ah ku galay Van Dijk garsooraha ayaa markii hore digniin siiyay ka hor inta uuna ku laaban VAR isla markaas kaadhka cas loo taagin

Van Dijk ayaa sheegay in uu si cad u sheegay Gordon

Van Dijk ayaa sheegay in uu si cad u sheegay Gordon in ay si cad u ahayd kaadhka cas waxana uu su’aal galiyay sababta uu garsooruhu ugu baahday in uu sugo VAR si uu go’aan uga gaadho kaadhka cas

Waxaan ku idhi, “Haddii aysan ahayn casaan, ma fahmin kubada cagta,” Van Dijk ayaa u sheegay Sky Sports waxa ila tahay inay runtii ahayd wax lala yaabo in garsooruhu uu u baahdo VAR Nasiib darro arimahan ayaa ka dhaca kubada cagta. Haddii uu ula jeeday iyo in kale, way dhacday, waanu ka dhaqaaqnay. waa kaas

Post a Comment

3 Comments