Sirdoonka soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay raggii ka dambeeyey weerarkii hotel Xayaat

 

Al-shabab iyo Nisa

 Ciidamadda amaanka gaar ahaan ciidanka nisa ee duufaan ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay degmooyinka Hawlwadaag, yaaqshid iyo ceelasha biyaha ee duleedka magaalada muqdisho hawlgalkan ayey ciidamadu ku soo qabteen 5 ruux oo ka mid ah horjoogayaasha al-shabaab oo deegaanka ceelasha biyaha ku dhuumaalaysanayey sida ay tabisay warbaahinta ku hadasha afka ciidanka qalabka sida

Sirdoonka soomaaliya ayaa sheegeen inay xiriir la lahaayeen weerarkii al-shabaab ay ku qaadeen hotelka xayaat jimcihii lasoo dhaafay halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan 40-qof oo u badnaa shacab aan waxba galabsan in ka badan 100-qofna lagu dhaawacmay waxaa kaloo jiray dhaawac askartii badbaadineysay shacabka iyo taliyahii nabad suggida gobolka banaadir Muxudiin Warbac oo la sheegay inuu soo gaaray dhaawac fudud

Shaqsiyaadka la soo qabtay oo u badan rag ka shaqeysta guryaha ayaa waxaa lagu soo qabtay sawiro ay ka qaadayaan ciidamada ammaanka oo howshaasi ku guda jiray taasoo keentay in laga shakiyo lana soo xiro sarkaal sare oo ka tirsan Nabad Suggida oo codsaday inaan magaciisa la xigan sababo la xiriira in loo diiday inuu la hadlo warbaahinta ayaa sheegay in sawirada ay ragaan soo qaadeen lagu arkay telegram-ka ay shabaabku adeegsadaan iyadoo tixraaca sawiradaan ay soo direen laga helay sawiradooda

Waxaa muuqata in wada shaqeenta alshabab iyo farmajo ay muuqaneyso waxaana ka dambeeyey qaraxaan kooxda farmajo ayna rabeen in ay cabsi geliyaan shacabka soomaaliyeed waa in laga hortagaa dhibaatadaan ay wadaan kooxdan maafiyada ah shacabka soomaaliyeed ayaana dalbanayaan in hay'addaha amniga ay gutaan waajibaadkooda ayna xabsiga soo dhigaan kooxdaan si dalka uu nabad u noqdo inta ay bananka joogaan dalka ma noqonaayo nabad

Fahad yaasiin ayaana loo badinayaa inuu soo abaabulay qaraxaan ka dhacay hotel xayaat sababtoo ah fahad waa gacanta qarsoon ee alshabaab ay ku lahaayeen dowladda hadana ay rabaan in ay shacabka cabsi geliyaan si ay xukunka ugu soo laabtaan kooxdaan ayaa kala jecleyn dhiiga shacabka daadanayo waxaa keliya u cad waa in ay qabtaan xukunka dalka

Fahad yaasiin iyo farmao oo garab ka helayaan alshabab ayaa waxay gaysan doonaan qaraxyo maalin qura kumanaan iyo kumanaan qof nafta ku waayi doonaan dilalka mas'uuliyiin xilal sar-sare ka soo qabtay soomaaliya iyo xasuuq ba'an oo u gaysan doonaan mucaaradka & cid walba oo shacab ah oo o dhaliili jiray maamulka kelitalsika ahaa ee laga adkaada hay'addaha amaanka ayaa ku dhawaaqay xaalad feejignaan dheeri ah

Post a Comment

0 Comments