Booliska Gaarka ah & Eeyo baaritaan ka wada Madaxtooyada Soomaaliya, kadib Digniin Amni

 

Al-shabab iyo Nisa

Fahad yaasiin oo ah xubin ka tirsan Al-Shabaab soomaaliya wuxuu ka gaysan doono musiibbo diiwaanka taariikhda lagu qoro oo noqon doonta tii abid ugu xumayd ee soo marta soomaaliya wakhti hore iyo mid dhiman alshabab ayaa qorsheynayaa in ay weeraraan madaxtooyada qaran iyo hoteelada qaar waxaana jirta cabsi dhanka amaanka ah oo soo foodsaartay dhinaca villa somaliya oo xataa lagu tukan la'yahay salaadda Masjidka Madaxtooyadda waa ku tukan waayay cabsi laga qabo qaraxyo iyo weeraro toos ah oo uu qorshaynayay

Fahad yaasiin iyo Farmaajo oo garab ka helayaan alshabab waxay gaysan doonaan qaraxyo maalin qura kumanaan iyo kumanaan qof nafta ku waayi doonaan dilalka mas'uuliyiin xilal sar-sare ka soo qabtay soomaaliya iyo xasuuq ba'an oo u gaysan doonaan mucaaradka & cid walba oo shacab ah oo o dhaliili jiray maamulka kelitalsika ahaa ee laga adkaada hay'addaha amaanka ayaa ku dhawaaqay xaalad feejignaan dheeri ah waxaana la adkeeyay ammaanka xarunta madaxtooyada iyo nawaaxigeeda kadib markii laga digay hanjabaado iyo weeraro argagixiso oo lala beegsado xarumaha muhiimka ah ee dowladda oo ay ku jirto madaxtooyada

Ilaa 4 goobood oo ka mid ah gudaha madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan aaga uu degan yahay kuna shaqeeyo madaxweynaha JFS ayaa taliska nabad sugida iyo sirdoonka ee nisa waxa ay bilaabeen in ay ku xiraan kaamirooyin la mid ah kuwa ku xiran jidadka magaalada muqdisho ee lagala socodo dhaqdhaqaaqooda xarunta nisa wiishahka lagu xiro qalabkaas ee nisa ayaa tan iyo shalay lagu arkayey gudaha madaxtooyada (Villa Soomaaliya)

Kamerooyinka ayaa sababay in alshabab ay isku dayeeso in ay weerar xoogan ku qaado madaxtooyada qaran iyadoo labo maalin ka hor weearar xoogan ku qaaday hotel hayaat feejignaanta madaxtooyada ka jirtay ka hor weerarkii lagu qaaday hotel hayaat oo ku saabsanaa digniino dhinaca ammaanka ah sababo la xidhiidha suurtagalnimada in qaraxyo uu ka dhaco waa in ay hay'addaha amniga ay kordhiyaan dadaalada lagu soo afjarayo kooxdan inta aysan fulin danahoda

Sheekh Cali wuxuu caddeeyay in alshabab aysan sidaas kaga hari doonin hotelada la isugu yimaado oo ay markale ka fulin doonaan weeraro ka daran kuwii hore isagoo ugu yeeray dadka muslimiinta inay ka fogaadaan goobahaas bartilmaameedka ah al-shabaab ayaa sanadkii 2014-kii weerar ku qaaday xarunta madaxtooyada waxaana xiligaasi xukunka hayay madaxweyne Xasan Sheekh shacabka soomaaliyeed ayaa dalabka ah in al-shabaab laga hortago oo la isku dayo in laga takhaluso oo soomaaliya laga badbaadiyo argagixisada

Post a Comment

0 Comments