Soomaaliya waxay u baahan tahay hannaan doorasho oo mideeya shacabka, taageera nabadda, una horseeda horumar

Soomaaliya

Soomaaliya waxay u baahan tahay hannaan doorasho

  Soomaaliya waxay u baahan tahay hannaan doorasho oo mideeya shacabka, taageera nabadda, una horseeda horumar sidaas darteed, ma aha in mar walba la isku qabsado doorashooyinkii la sugaayey inay keenaaan isbeddel, balse waa in la dhisaa kalsooni iyo sharci la wada aqbalo sharci doorasho oo La Isla Ogyahay waxaa lama huraan ah in la helo sharci doorasho oo cad, oo qeexaya qaabka, waqtiga, iyo cidda qabaneysa 

Waxaa la isku maandhaafay qorshaha madaxweyne Xasan 

Waxaa la isku maandhaafay qorshaha madaxweyne Xasan sheekh ee ah in dalka laga qabto doorasho qof iyo cod ah sannadka 2026 maamul goboleedyo qaarkood iyo mucaaradka ayaa ku tilmaamay mid aan waaqici ahayn, iyagoo shaki ka muujiyay ujeedada ka dambeysa. Waana dood ka dhalatay doorashadda oo ilaa hadda taagan

Kalsooni Darro Siyaasadeed qabiil, xulufo siyaasadeed

Kalsooni Darro Siyaasadeed qabiil, xulufo siyaasadeed iyo dano gaar ah ayaa keena in madaxda la isku aammini waayo mid kastaa wuxuu eedeeyaa kan kale, iyadoo lagu andacoodo in la doonayo in doorashada la boobo ama la sii haysto kursiga si awawoodda sharci aan Qaan-gaarin dastuurka KMG ah weli laguma dhameystirin sharci doorasho oo cad 

War-saxaafadeed kasoo baxay Farmaajo ayaa lagu sheegay in isbeddellada lagu sameynayo dastuurka ay yihiin kuwo khatar ku noqon kara ndaamka dowladda isla markaana laga yaabo inay dhaawacaan midnimada iyo wada noolaanshaha bulshada Soomaaliyeed Farmaajo wuxuu tilmaamay in dowlad goboleedyada qaarkood, xubno ka tirsanlabada barlamaan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay muujiyeen walaac weyn oo ku aaddan qaabka wax ka beddelka dastuurka sida uu sheegay, mas’uuliyiintii hore iyo siyaasiyiin kale oo badan ayaa sidoo kale ka digay in tallaabooyinkan ay abuuri karaan xiisada siyaasadeed iyo khilaaf sharci

Kalsooni Darro Siyaasadeed qabiil, xulufo siyaasadeed iyo dano gaar ah ayaa keena in madaxda la isku aammini waayo mid kastaa wuxuu eedeeyaa kan kale, iyadoo lagu andacoodo in la doonayo in doorashada la boobo ama la sii haysto kursiga si awawoodda sharci aan Qaan-gaarin dastuurka KMG ah weli laguma dhameystirin sharci doorasho oo cad

Taasi waxay keentaa fursad uu qof walba u adeegsado si uu danihiisa ugu meel mariyo. Nidaamka doorasho ma aha mid lagu heshiiyey dhammaan hay’adaha siyaasadda madax bannaanida Maamul Goboleedyada tan iyo markii la qaatay nidaamka Federaalka, Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada mar walba kuma heshiin habka ay doorashadu u dhaceyso, gaar ahaan cidda qabaneysa, meesha ay ka dhaceyso iyo cidda xaqa u leh inay ka qeyb gasho




Post a Comment

0 Comments