Qaar ka mid ah ciyaartoyda Manchester City
Qaar ka mid ah ciyaartoyda Manchester City ayaa ka falceliyay guushoodii 2-0 ee ay kaga adkaadeen Arsenal final-ka Carabao Cup Axaddii waxaa la xusuustaa in labo gool oo uu dhaliyay Nico O’Reilly ay xaqiijiyeen in kooxda Pep Guardiola ay ku garaacdo hogaamiyeyaasha Premier League garoonka Wembley
Markii uu falcelinayay, garabka Manchester City
Markii uu falcelinayay, garabka Manchester City Antoine Semenyo ayaa muujiyay farxaddiisa ku aaddan ku guuleysiga koobkiisii ugu horreeyay ee uu la qaado Cityzens koobkan waa kii ugu horreeyay ee badan oo iman doona, ayaan rajeynayaa! Ilaahay qorshe ayuu leeyahay,” ayuu Semenyo u sheegay Sky Sports
Mararka qaar waxyaabuhu sida aad rabto uma dhacaan
Mararka qaar waxyaabuhu sida aad rabto uma dhacaan, mana fahmi kartid sababta, laakiin jawaabtu mar walba way is muujisaa sidoo kale, goolhayaha Manchester City James Trafford ayaa yiri: “Waxay ii tahay wax weyn in Pep Guardiola i aamino
Tani waxay muujinaysaa dadaalkayga, aniga oo aaminsan sida aan uga shaqeeyo tababarka iyo sida aan uga ciyaaro kulamada koobabka mar kasta oo aan ciyaaro, waxaan bixiyaa dadaalkayga ugu fiican si aan u guuleysto
Sidoo kale, O’Reilly oo ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiican kulanka (Man of the Match), ayaa yiri: “Waa usbuuc dhammaad dhalasho oo qurux badan, runtii waa mid wanaagsan

0 Comments