Pep Guardiola Oo Taariikh Sameeyay Kadib Ku Guulaysigii Carabao Cup-ka.

Pep Guardiola

Tababaraha Pep Guardiola ee Manchester City

Tababaraha Pep Guardiola ee Manchester City ayaa taariikh sameeyay Axaddii kadib guushii kooxdiisu ka gaartay Arsenal final-ka EFL Cup Final Guardiola ayaa daawaday iyadoo Man City ay 2-0 kaga adkaatay Arsenal si ay ugu guuleysato EFL Cup garoonka Wembley

Nico O’Reilly ayaa dhaliyay labada gool

Nico O’Reilly ayaa dhaliyay labada gool ee guusha siiyay Cityzens, iyagoo ka adkaaday hoggaamiyeyaasha Premier League guushan ay ka gaareen Gunners-ka waxay ka dhigan tahay in Guardiola uu hadda haysto shan koob oo League Cup ah

Taasoo ka dhigeysa tababaraha ugu badan

Taasoo ka dhigeysa tababaraha ugu badan ee ku guuleysta tartankan taariikhdiisa Sidoo kale, guushii ugu dambeysay ee Arsenal waxay ka dhigan tahay in macallinka reer Spain uu hadda gaaray 40 koob guud ahaan xirfaddiisa tababarenimo

Guardiola ayaa hadda ku guuleystay 19 koob intii uu joogay Manchester City tan iyo markii uu ku biiray kooxda sanadkii 2016, kadib markii uu ka tagay Bayern Munich.

idoo kale, guushii ugu dambeysay ee Arsenal waxay ka dhigan tahay in macallinka reer Spain uu hadda gaaray 40 koob guud ahaan xirfaddiisa tababarenimo

Post a Comment

0 Comments