Danny Murphy oo hore ugu ciyaari jiray Liverpool
Danny Murphy oo hore ugu ciyaari jiray Liverpool, ayaa doortay kooxda uu u arko inay ugu cadcad tahay ku guuleysiga UEFA Champions League xilli ciyaareedkan Murphy wuxuu sheegay in Arsenal ay u badan tahay inay yihiin kooxda ugu cadcad
Sababtoo ah dhinaca ay kaga jiraan isku aadka (draw)
Sababtoo ah dhinaca ay kaga jiraan isku aadka (draw) iyo sidoo kale difaacooda adag Arsenal aad bay u fiican yihiin dhinaca difaaca, xitaa marka aysan si fiican u ciyaarayn,” ayuu Murphy ku yiri talkSPORT
Waxay u badan tahay inay yihiin kuwa ugu cadcad
Waxay u badan tahay inay yihiin kuwa ugu cadcad inay ku guuleystaan Champions League, sababtoo ah dhinaca ay kaga jiraan isku aadka, waxaadna filaysaa inay gaaraan finalka Arsenal waxay la ciyaari doontaa Sporting CP wareegga siddeed dhammaadka (quarter-final)
adib markii ay 2-0 kaga adkaadeen Bayer Leverkusen lugtii labaad ee wareegga 16-ka Talaadadii kooxda uu hoggaamiyo Mikel Arteta ayaa weli ah kooxda kaliya ee aan laga badin Champions League xilli ciyaareedkan

0 Comments