Dalka Hindiya iyo qeybaha kale ee caalamka
GitaGPT waa mashiin garaadka macmalka ah (AI) oo lagu tabobaray Bhagavad Gita, 'buugga barakeysan' ee Hinduuda. GitaGPT wuxuu u muuqdaa farriin-qoraaleed caadi ah oo aad weydaarsan lahayd saaxiib – marka laga reebo AI-du waxay kuu sheegeysaa inaad la sheekeysaneyso Alle Markii aan kasoo bixi waayay imtixaanaadkeygii bankiga, waan murugooday," Meel ayaa sidaa yiri
Balse kadib markuu u weecday GitaGPT,
Balse kadib markuu u weecday GitaGPT, wuxuu ku qoray faahfaahinno ku saabsan xasaradaha hoose ee uu wajahayay wuxuuna codsaday talada AI. "Diiradda saar ficilladaada iskana daa ka walwalidda mirahooda," GitaGPT ayaa sidaa yiri. Tan, iyo hagid kaleba, waxay Meel ka dhigtay mid dareemaya dhiirranaan iyo firfircooni "Ma aysan i dhaheyn inaanan ogeyn, balse xilligaas, waxaan u baahnaa qof mar kale ii sheega," Meel ayaa yiri. "Rogaal-celintan ayaa iga caawisay inaan dib u eego waxaan ka fekerayay billaabana inaan mar kale isu diyaariy
Wixii intaa ka dambeeyay, GitaGPT waxay u noqotay sida saaxiib, uu la sheekeysto mar ama abo toddobaadkiiba AI waxay qaabeyneysaa sida aan u shaqeyno, wax u baranno una jeclaanno. Waxaase soo kordhaya, inay sidoo kale qaabeyneyso meelaha qaar sida aan u cibaaneysanno. Dadka cibaadeysanaya ee diimaha ugu waaweyn dunida ayaa tijaabinaya mashiinnada. Balse Hinduism, oo muddo dheer lagu yaqaannay ilaahyada ay caabudaan oo si toos ah qofku ugu hor cibaadeysanayo, ayaa soo bandhigeysa isku dhafka iimaanka iyo teknolojiyadda. Iyadoo AI ay taabaneyso qeyb walba oo nolosheenna ah
Hindiya ayaa laga yaabaa inay tooshka ku ifiso waxa ay ka dhigan tahay in arrimaha diinta lagala sheekeysto mashiinnada hadlaya dadku waxay dareemaan inay ka go'doonsan yihiin bulshada, duqeyda iyo macbadyada. Dad badan, inay AI kala hadlaan Alle waa hab ay u dareemaan lahaansho, ee keliya maaha dhanka diinta," ayuu yiri Holly Walters, oo arrimaha diinta wax ka dhiga kana tirsan Wellesley College oo Mareykanka ku yaalla, kaasoo bartay walxaha barakeysan, xajka iyo dhaqamada diimeed ee Koofurta Aasiya. In AI lagu dabbaqo diinta waa mid aan laga fursan karin, ayuu yiri Walters. "Waxaanan leeyahay lagama fursan karo sababtoo ah haatanba way jirtaa
0 Comments