Waxay aad ugu dadaaleen inay gaaraan halka
Waxay aad ugu dadaaleen inay gaaraan halka ay maanta joogaan, shaqsiyaadkan ayaa ah ka mid ah kuwa ugu taajirsan dunida iyo qaaradda Afrika waxay juhdi badan ku bixiyeen in aysan niyad jabin, inkastoo ay jireen arrimo caqabado ku ah oo soo foodsaaray, sicir bararka oo cirka isku shareeray dalalka qaar, qiime dhaca lacagaha qaar, xaaladaha adag ee suuqyada qaarkood IWM
Bilyaneerrada Afrikaanka ah
Bilyaneerrada Afrikaanka ah, ee aan ka hadlayno, waxaa u suurto gashay inay gaaraan taajirnimadaas ayagoo ka faa'iidaystay fursadaha ganacsi ee laga helayo qaaradda iyo meelo kale oo dunida ah
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa liiska
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa liiska 2024 ee jaantuska bilyaneerrada ee Bloomberg ee ah dadka hantidoodu gaarayso ilaa 10 bilyan oo doollar liiska waxaa ugu horreeya Johann Rupert oo u dhashay koofur Afrika wuxuu ka hormaray maalqabeenka shamiintada ka ganacsada ee Nigeria Aliko Dangote oo kaalinta 2aad ku jira
Hantida Rupert waxay sare u kacday sannadkan $1.9 bilyan, ayadoo ganacsadaha Nigeria uu hoos u dhacay $1.7 bilyan sida laga soo xigtay Bloomberg
0 Comments