Joao Pedro Ma U Ciyaari Karaa Chelsea Tartanka Koobka Kooxaha adduunka

Joao Pedro

Chelsea ayaa la soo wareegtay Joao Pedro

Chelsea ayaa la soo wareegtay Joao Pedro oo ka yimid Brighton Blues ayaa heshiis la gaartay Seagulls xiddiga reer Brazil isbuucii hore. Qiimaha 23 jirkaan ayaa ah 55 milyan euro waxana si Rasmi ah loogu dhawaaqay heshiiska maanta

Pedro ayaa saxiixay qandaraas todobo sano ah

Pedro ayaa saxiixay qandaraas todobo sano ah iyadoo Blues ay u dhaqaaqeyso inay xoojiso weerarkeeda Joao Pedro ma u ciyaari karaa Chelsea Koobka Kooxaha Adduunka Blues ayaa hadda ku sugan USA si ay uga qayb galaan koobka kooxaha aduunka,waxana ay u soo gudbeen wareega 8da

Waxana ay uga mahad celinayaan 4-1 oo ay waqtigii

Waxana ay uga mahad celinayaan 4-1 oo ay waqtigii dheeriga ahaa ay kaga badiyeen Benfica kulan aan caadi ahayn maadama ay Chelsea dhamayatirtay heshiiska ka hor maalintii khamiista, xiddiga reer Brazil ayaa qayb ka ahaan doona kulankan Palmieras ee tartanka koobka kooxaha adduunka

Sababtoo ah sharciga ayaa dhigaya in kooxaha tartanka ku jira ay ku dari karaan ugu yaraan laba ciyaaryahan oo cusub kooxdooda Koobka Adduunka

Post a Comment

0 Comments