Madaxweyne xasan sheekh oo taageero kala duwan ka helaya Turkiga si ay kali talis nimadiisa u sii socoto

 

Madaxweyne xasan sheekh

Madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo

Madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee xasan sheekh ayaa ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka dufcaddii 3 aad ee Saraakiisha iyo dufcaddii 4  aad ee ku xigeennada Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ka qalin jabiyay Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Turkey Somomaliya

Ciidamada qalabka sida waxay noqdaan

Ciidamada qalabka sida waxay noqdaan ciidan qaran marka aysan ku jirin siyaasadda kor u qaadistoodu waxay ku xidhan tahay waxqabad, aqoon, waayo -aragnimo iyo karti xasan sheekh ayaa noqday mid ku xiran Turkiga oo ka fuliya ajandayaashiisa gudaha Soomaaliya mana ka shaqeeyo wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed

Kali-taliye xasan sheekh ayaa isku dayaya inuu samaysto

Kali-taliye xasan sheekh ayaa isku dayaya inuu samaysto cudud ciidan oo daacad u ah nidaamkiisa guracan, si uu u adeegsado haddii ay u hirgasho inuu awood ku kordhisto mudo uu sharci darro kusii hayo hogaanka dalka qaswade xasan sheekh waa dantaada gaarka ah inaad toogato mudaaharaadayaasha waa kii aan doonayay inaan dilo madaxweynayaashii hore hogaamiye kooxeed xasan sheekh ayaa danta u arka koonfur galbeed oo kaliya ee ma arko dano kale

Waxaan neceb nahay hogaamiye kooxeed xasan sheekh oo kaliya arka danaha baydhabo wuxuu la mid yahay Qadaafi ama Idriis Deby, wax qiimo ah naguma laha, waxaan u arkaa cadow mudan in la eryo ama waddada ay qaadeen Qadaafi iyo Idiris! Ilaah ma difaaci doono AMISOM hadalkiisu wuu macaan yahay laakiin isaga nin ka kursi jecel oo ka qabyalad jecel wali masoo marin somalia

Gabood falada wadanka ka dhacay intii uu joogay wali hore maysan ooga dhicin, dad somaliyeed oo nool nool ayuu cadaw u gacan galiyay, markaa hadalkiisu qimo malahan xasan sheekh ayaa noqday mid ku xiran Turkiga oo ka fuliya ajandayaashiisa gudaha Soomaaliya mana ka shaqeeyo wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed xasan ayaa taageero kala duwan ka helaya Turkiga si uu ugu soo rogo talada dalka

Post a Comment

0 Comments