Arsenal Mise Man City? Roy Keane & Patrick Vieira Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Premier League

Arsenal Mise Man City

Ka dib guushii 2-1 ee Manchester City 

 Ka dib guushii 2-1 ee Manchester City ay ka gaareen Arsenal Axaddii, halyeeyada Premier League, Roy Keane iyo Patrick Vieira, ayaa bixiyay aragtiyo kala duwan oo ku saabsan cidda ku guuleysan doonta horyaalka Patrick Vieira, oo hore uga tirsanaa Arsenal

Wuxuu saadaaliyay in kooxda uu tababaro Pep Guardiola

Wuxuu saadaaliyay in kooxda uu tababaro Pep Guardiola ay qaadi doonto horyaalka, isagoo sabab uga dhigay (dardarta iyo Kalsoonida) dar-dartu wuxuu hadda la jiraa Manchester City. Waa xiiso in la arko sida Arsenal uga soo kabato, sababtoo ah tani waa niyad jab weyn oo ku dhacay

Cadaadiska ayaa ku kordhi doona hadda

Cadaadiska ayaa ku kordhi doona hadda waxaan aaminsanahay in City ay sameyn doonaan (ku guuleysan doonaan horyaalka),” ayuu yiri Vieira Dhanka kale, Roy Keane ayaa weli ku adkaystay doorashadiisii hore ee xilli ciyaareedka

Aniga waxba igama gelin,” ayuu yiri Keane. “Weli waxaan la joogaa Arsenal (inay ku guuleysan doonaan horyaalka Premier League)

hanka kale, Roy Keane ayaa weli ku adkaystay doorashadiisii hore ee xilli ciyaareedka.

Post a Comment

0 Comments