Kabtanka Manchester United, Bruno Fernandes,
Kabtanka Manchester United, Bruno Fernandes, ayaa siiyay kooxda laba shuruudood si uu uga sii ciyaaro wixii ka dambeeya xagaagan sanadkii hore, Fernandes si weyn ayaa loola xiriiriyay inuu u wareegayo Saudi Arabia, iyadoo la sheegay in United ay diiday dalab gaaraya £100 milyan
Si kastaba, khadka dhexe ee Portugal ayaa hadda
Si kastaba, khadka dhexe ee Portugal ayaa hadda ka fikiraya mustaqbalkiisa garoonka Old Trafford maadaama uu ku sii dhawaanayo da’da 32 sano United ayaa diyaar u ah inay u bandhigto heshiis cusub oo mushahar ahaan gaaraya £400,000 toddobaadkii
Balse Fernandes wuxuu daneynayaa arrimo kale
Balse Fernandes wuxuu daneynayaa arrimo kale Shuruudda koowaad ayaa ah in Red Devils ay ka ciyaaraan tartamada Yurub, sida uu sheegay kooxda ayaa hadda ku jirta kaalinta saddexaad iyagoo leh 51 dhibcood
Sidoo kale, Fernandes wuxuu doonayaa in kooxda ay si joogto ah u magacowdo Michael Carrick tababare rasmi ah, kaddib marka uu dhammaado heshiiskiisa ku-meel-gaarka ah bisha June

0 Comments