Andoni Iraola wuxuu doonayaa in Antoine Semenyo
Andoni Iraola wuxuu doonayaa in Antoine Semenyo uu wajaho Arsenal ka hor inta uusan xiddiga Bournemouth ku biirin Manchester City garabka weerarka ayaa si weyn loo filayaa inuu ka tago Cherries maalmaha ugu horreeya ee suuqa kala iibsiga, waxaana maalmihii u dambeeyay aad loo hadal hayay wararka ku saabsan ku biiristiisa City
Laakiin Semenyo wuxuu ku bilowday ciyaartii Chelsea
Laakiin Semenyo wuxuu ku bilowday ciyaartii Chelsea, isagoo ciyaaray 90-kii daqiiqo oo dhan, waxaana maamulihiisu filayaa inuu ka ciyaaro kulanka xiga ee Bournemouth ay la yeelan doonto Arsenal 4-ta Janaayo
Ma garanayo waxa dhici doona, balse hubaal
Ma garanayo waxa dhici doona, balse hubaal wuu ciyaari doonaa [kulanka Arsenal]. Tani ma aha ciyaartiisii ugu dambeysay,” ayuu yiri Iraola kaddib barbaraha 2–2 ee ay Chelsea la galeen wuxuu u baahan yahay inuu soo kabsado maadaama aan saddex maalmood gudahood gurigeenna kula ciyaarayno Arsenal
Marka aan la ciyaarayno (kooxda) hoggaanka haysa horyaalka, wuxuu noo noqon doonaa ciyaaryahan muhiim ah, haa heshiiska Semenyo ayaa lagu bur-burin karaa lacag dhan 65 milyan oo euro waxana lala xidhiidhinayaa kooxda Arsenal

0 Comments