Waxa la soo afjaray kulamadii 16-aad ee premier League
Waxa la soo afjaray kulamadii 16-aad ee premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh sabtidii, Axadii Iyo Isniintii Kooxaha isku baacsanaya Premier League ee Arsenal, Man City Iyo Aston Villa ayaa dhamaantood badiyay kulamadii ay ciyaareen
Kooxaha Chelsea Iyo Liverpool ayaa dhinacooda
Kooxaha Chelsea Iyo Liverpool ayaa dhinacooda gaadhy guulo ka caawiyay in ay dib ugu soo laabtaan wadada guulaha Man United ayaa bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Bournemouth halka Tottenham guuldaro kala kulantay Nottingham Forest
Kadib kulamadii la ciyaaray todobaadkan
Kadib kulamadii la ciyaaray todobaadkan waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League kooxda Fulham ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig
Kooxaha Nottingham Forest iyo Liverpool ayaa ku xigta oo shaxda ku leh 2 xiddig halka kooxaha Cheleaa, Sunderland, Man United Iyo Aston Villa shaxda ku leeyihiin min hal xiddig

0 Comments