Goolhayaha Man United, Senne Lammens, Oo Shaaca Ka Qaaday Hal Wax Oo Aad Uga Yaabiyay Markii Uu Yimid Old Trafford.

Goolhayaha Man United

Goolhayaha Manchester United, Senne Lammens,

 Goolhayaha Manchester United, Senne Lammens, ayaa sheegay in arrinta ugu badan ee yaab gelisay ee markii ugu horreysay yimid Old Trafford ay ahayd jawiga iyo isku-duubnida kooxda.Lammens oo 23 jir ah ayaa xagaagii ka soo wareegay Royal Antwerp, isagoo ugu soo biiray Red Devils aduun dhan £18.1 milyan

Hadda wuxuu noqday goolhayaha koowaad kaddib

Hadda wuxuu noqday goolhayaha koowaad kaddib bixitaankii Andre Onana Markii la weydiiyay cidda uu kala saaxiibay kooxda dhexdeeda, Lammens wuxuu u sheegay Stadium Astro waxaan dhihi lahaa Tom Heaton ama goolhayaha afaraad Dermot Mee, ama sidoo kale wiilasha Dutch-ka

Laakiin guud ahaan waxa iigu yaabka badnaa

Laakiin guud ahaan waxa iigu yaabka badnaa waa isku-duubnida kooxda iyo jawiga wanaagsan ee qolka labiska Manchester United ayaa wajaheysa Wolves habeenka Isniinta, waxaana ay kor ugu kici karaan kaalinta lixaad haddii ay guuleystaan Lammens sidoo kale wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay sida uu bilowgiisu ugu wanaagsan yahay England

Post a Comment

0 Comments