FIFA Oo Sameyneysa Isbeddel Weyn Oo VAR Ah Koobka Adduunka 2026

FIFA

Hay’adda kubadda cagta adduunka ayaa sii wadi doonta

 Hay’adda kubadda cagta adduunka ayaa sii wadi doonta qorshahan inkastoo ay la kulantay diidmo hore oo ka timid daneeyayaasha iyo xubno katirsan hay’adda isbeddelladan cusub waxay quseyn doonaan hubinta VAR ee kubbadaha geeska inta lagu jiro tartanka koobka adduunka

Bishii Oktoobar, Golaha Caalamiga ah ee Kubadda Cagta

Bishii Oktoobar, Golaha Caalamiga ah ee Kubadda Cagta, IFAB, ayaa kulan yeeshay halkaasoo lagu heshiiyay in VAR la ballaarin karo ballaarintan waxay u oggolaanaysaa in VAR ay hubiso kaarka jaalaha ah ee si qalad ah loo bixiyay, 

Taasoo keeni karta in la saxo, inkastoo fikradda ah

Taasoo keeni karta in la saxo, inkastoo fikradda ah in la eego kubbadaha geeska la diiday sida ay sheegtay BBC Sport, FIFA ayaa si xooggan u riixaysa in VAR ay eegto kubbadaha geeska ee Koobka Adduunka 2026, inkastoo in hannaankan laga hirgeliyo dhammaan tartamada gudaha la diiday

Post a Comment

0 Comments