Jurrien Timber iyo Riccardo Calafiori labaduba
Jurrien Timber iyo Riccardo Calafiori labaduba ayaa shaki ku jira in ay ciyaari karaan kulanka Arsenal ee Premier League ay la leeyihiin Aston Villa habeenka Salaasada Timber ayaa dhaawac soo gaaray Kulankii Arsenal la ciyaartay Crystal Palace tartanka Carabao Cup habeenkii Salaasadii
Wuxuuna ku guuldareystay inuu ka mid noqdo
Wuxuuna ku guuldareystay inuu ka mid noqdo kooxda ciyaarta 2-1 ay ku garaacday Brighton Sabtidii gurigeeda dhanka kale, Calafiori ayaa lagu magacaabay xiddigihii bilowga ciyaarta Brighton, balse waxaa lagu qasbay inuu ka baxo ciyaarta kaddib markii uu dhaawac hore u soo jiray ka sii daray intii uu kulanka kululeynayay
Jurrien wuu dhaawacmay markii uu si aan
Jurrien wuu dhaawacmay markii uu si aan habboonayn u dhulka u dhacay,” ayuu yiri Mikel Arteta kaddib guushii ay Brighton ka gaareen dhanka Ricci [Calafiori] waxaa jiray wax aad u, aad u layaab leh
Waa wax uu shalay dareemay, wax aad u aan caadi ahayn oo dhacay, maanta intii uu kulanka kululeynayay ma uusan raaxo dareemin

0 Comments