Virgil van Dijk Oo Sheegay Hal Meel Oo Uuuna Ka Ciyaari Doonin Hadii Uu Ka Tago Liverpool.

Virgil van Dijk


Virgil van Dijk ayaa meesha ka saaray

 Virgil van Dijk ayaa meesha ka saaray inuu dib ugu soo laaban doono Eredivisie kabtanka Liverpool ayaa xirfadiisa ka bilaabay kooxda FC Groningen, isaga oo xirfadiisa dhalinyaranimo ku qaatay akadeemiyada Willem II

33-sano jirkaan ayaa ku ciyaari doona

33-sano jirkaan ayaa ku ciyaari doona garoonka Groningen Euroborg markii labaad oo kaliya tan iyo markii uu ka tagay kooxda marka Netherlands ay martigelineyso Malta kulankoodii ugu dambeeyay ee isreebreebka Koobka Adduunka kahor ciyaarta, daafaca dhexe ayaa la weydiiyay inuu waligiis ka fikiri doono ku soo laabashada Groningen ama Willem II

Laakiin Van Dijk ayaa si deg deg ah

Laakiin Van Dijk ayaa si deg deg ah meesha uga saaray fikradaas isaga oo ku adkaystay in uuna doonayn in uu mustaqbalkiisa ku dhamaysto dalkiisa hooyo maya, nasiib darro maya,” ayuu ku yiri shir jaraa’id. “Aad ayaan taas ugu cadahay

Kuma laaban doono Nederland, halkaan ayaan ka bilaabay, taas ayaana muhiim ii ahayd aad ayaan u cadahay in aanan doonayn in aan ku laabto Eredivise

Post a Comment

0 Comments