Xili Ciyaareedka 2024/2025 Premier League
Ciyaaryahan kasta oo uu qandaraaskiisu dhacayo 30-ka June xagaaga kooxaha Ingariiska ayaa la filayaa in ay lacag badan ku bixiyaan suuqa kala iibsiga inta lagu jiro suuqa xagaaga si ay u xoojiyaan kooxohooda
Laakiin 66 ciyaartoy ayaa sidoo kale rajaynaya
Laakiin 66 ciyaartoy ayaa sidoo kale rajaynaya in loo yeedho taas oo u sahlaysa dariiqa ay dib ugu soo laabanayaan ciyaarta maadama heshiisyadoodu dhacayaan Bisha dambe sida caadiga ah, dhammaan qandaraasyada ciyaartoygu waxay ku eg yihiin 30ka June, iyadoo suuqa kala iibsigu si rasmi ah u furmi doonto 1da Bisha July
Ciyaaryahan kasta oo uu qandaraaskiisu dhacayo 30-ka June
Ciyaaryahan kasta oo uu qandaraaskiisu dhacayo 30-ka June ee sanadkan waxa uu raadin doonaa koox cusub, waxa uuna ku dhaqaaqi karaa lacag la’aan naadiyada qaar ayaa laga yaabaa inay isku dayaan inay ka saxiixdaan xiddigaha heshiiskoodu dhacayo heshiis cusub sida Arsenal Iyo Thampas Partey
Hadda, Partey wuxuu ka baxayaa albaabka iyada oo aan weli heshiis laga gaarin qandaraas cusub. Si la mid ah, Newcastle ayaa diiday inay heshiis cusub u soo bandhigto Callum Wilson, inkastoo ay weli ku jiraan wada xaajoodyo ku saabsan heshiis cusub oo dhiirigelin ah oo ku saabsan weeraryahanka
Kevin De Bruyne ayaa hogaaminaya ciwaanka xiddigaha xorta ah xagaagan waxana uu ku dhawyahay in uu ku biiro kooxda Napoli mirror Football ayaa soo bandhigtay dhammaan 66-ka ciyaaryahan ee lagu heli karo beeca xorta ah ee kooxaha Premier League
0 Comments