Sheekh muqtaar roobow oo loo magacabay wasiirka diinta iyo awqaafta halka markii hore kooxda farmajo ugu abaal gudeen xabsi guri

Sheekh muqtaar roobow


Runtii magacaabista Sheekh Mukhtaar Roobow dadka baraha bulshada aadbaa loogu hadal hayey laakiin shan sano ku dhowaad ama 8 sano waa ka maqnaa al-shabaab waa iyagii is dilay kadibna saddexdii sano ee ugu dambeysay dowladda u xirnaa isaga oo gobolka koonfur galbeed u sharaxnaa runtii wax ka qabashada shabaabka ama soo kasbashada dadkii shabaabka ahaa ee isaga oo kale ahaa ama yaqaanay haddii taas looga qayb-qaadanaayo ama inuu ka hortego fikirkaas takfiiriga ah

Roobow ayaa ahaa ninkii labaad ee al-shabaab ka tirsan, balse sanadkii 2013-kii ayuu ka goostay oo isku soo dhiibay dowladda federaalka soomaaliya isagoo sanadkii 2018 isku dayay inuu khibrad siyaasadeed ku soo biiriyo balse dowladdii hore ayaa ka hor istaagtay inuu sameeyo balse ugu dambeyn loo diiday waxa uu ka mid noqday hadda dawladda federaalka somaliya o uu hogaaminaayo xasan sheekh

Waa dhici kartaa halkaas in madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ay ka fiiriyeen si loo yareyo awooda Al-Shabab somaliyana laga ciribtiro halka Farmaajo iyo fahad yaasiin ay ka xumaayeen in muqtaar roobow uu noqdo xubin ka tirsan dowlada ayna ugu abaal gudeen xabsi guri in ay ka dhigaan iyagoo aan dembi u heysan ama aysan maxkamad soo taagin roobow uusan aheyn ninkii ugu horreeyey ee xil ka soo qabtay al-shabaab hadane xil looga dhiibay dowladda

Wuxuuna tilmaamay inay jiraan shaqsiyaad ka yimid Al-Shabaab oo xilal waa weyn ka qabtay dowladda iyo maamullada waxa dowlada xilka ka haayey fahad yaasiin oo ahaa madaxa alshabab iyo farxaan qaroole oo u qaabilsanaa dilalka siyaasiyiinta oo hada ah sarkaal sare oo ka tirsan dowladda marka waxa loo mucaarado ayaan meesha ku jirin roobow waana nin muwaadin ah oo dalkiisa raba inuu wax u qabto una shaqeeyo shacabkiisa wuxuuna meesha ka saari doona kooxaha xagjiriinta ah oo raba in ay dalka burburiyaan

Shacabka soomaaliyeed ayaa ku taageeray go’aankii dowladda ay ku sheegtay in mukhtaar roobow looga dhigay wasiir ka tirsan xukuumadda cusub farmaajo wuxu ka hortagayay joogistiisa wax kasta oo ay caddaatay in uu si weyn ugu soo bandhigay wuxuuna isku dayayey in uu ka takhaluso dhammaan dadka ka soo horjeeda waa in kooxdaan maafiyada ah xabsiga la soo dhigaa

Post a Comment

0 Comments