weerarada alshabaab oo sii kordhey kadib markii ay taakuleen xoogleh ay kaheleen farmaajo iyo fahad yasiin

 

farmaajo & fahad yasiin oo sii xoojiyey taakuleenta ay siiyaan lashabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo cusub u dirtay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolkaasi

Ciidamadan oo diyaarad looga qaaday garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka degay garoonka Guriceel، halkaas oo la filayo in gaadiid loo diyaariyey looga qaado si loo geeyo gobolka Hiiraan oo hoostiyka diya

weerarada ay xagjjirka alshabaab ee soo kordhey maalmaha ina soo dhaafey waxaa ka danbeeyo Farmaajoiyo Fahad Yaasiin oo isku dayaya in ay qalqal galiyaan amniga Soomaaliya iyagoo adeegsanaya Al-Shabaab markii looga adkaaday doorashada.

qaswade Farmajo iyo Fahad Yaasiin ayaa ah kuwa dhabta ah ee ka dambeeya dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab una adeegsadaan sidii ay u gaari lahaayeen hadafkooda tan iyo markii ay talada dalka hayeen waxayna isku dayayaan inay qalqal geliyaan ammaanka dalka iyagoo adeegsanaya Al-Shabaab

markii looga adkaaday doorashada madaxweyne xasan sheekh wuxuu dagaal kula jiraa Al-shabaab oo uu horay u soo hooyey guulo dhowr ah tan iyo markii uu talada dalka la wareegay

kororka weerarada iyo gacan ku haynta dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab ee Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa ku soo aadaya iyadoo ay garab ka helayaan madaxweynayaasha labada gobol oo ah wakiilada Farmaajo iyo fahad yasiin iyadhoo looga gun leeyahay in lagu carqaladeeyo dawlada cusub

Waxaa lagama maarmaan ah in Farmaajo iyo Fahad Yaasiin la soo taago maxkamad si loo yareeyo dhibaatooyinka ka jira Soomaaliya ee iyaga dartood uga dhacaayo si ay danohooda u gaaraan

Post a Comment

0 Comments