XOG Xiriirka Al-Shabaab , DFS , iyo Qatar iyo Qeexida Ururka Alshabaab

A C -WARA
 Al-Shabaab markii ay soo shaac baxeen kadib waxaay laayeen dad aan ka gareen 1 Milyan oo Soomaali ah kuwaaso ay ku Dileen.

  1. Qarax
  2. Dilaal qorsheysan
  3. Sumeen ceelal biyo
  4. Dal dalaad,
  5. Cunuqabateen oo jidka ayka xirtaan qutul daruuriga.
  6. Diidmo qayaxan gargaar inla gaarsiiyo dad abaar saameeysay .

Intaas oo tacadi waxaa ka dhashay dhimasho iyo Silac ay 12 sanadood oo xiriir ah ku hayeen umada Soomaaliyeed.

Al-Shabaab ma waxeey Doonayaan in Soomaaliya lagu maamulo shareecada Islaamka ?

Jawaabta oo kooban waa Maya , maxaa yeelay ayaga madabaqayaan Shareecada Islaamka dhaqamadoodana kama turjunto Islaanimo mana lahan hiigsi ay rabaan ineey ka gungaaran.

Al-Shabaab yaasiiyo dhaqaalaha,  Hubka , Kiimikada Qaraxyada iyo tababarada ?

Al-Shabaab Taageerada ugu weyn waxaay ka helaan Dowlada Qatar oo dano siyaasadeed ka leh Soomaaliya ,

Dowlada Qatar waxaay maalgashatay Madaxweyne Farmaajo sido kale waxaa ugu howl galo Saraakiil Sirdoon oo ugu horeeyo Fahad Yaasiin maxaay tahay sababta uu colaada ugu hurinayaan gudaha Soomaaliya ?

Qatar waxaay leedahay qorsho istiraatiijiyadeed taaso aysan Soomaaliya ka fushan karin iyadoo nabad ah, qorshayaashaasna waxaa ka mid ah, Dhulka Soomaaliya oo Leh Qeyraad farabadan bari iyo bad , IWM.

Soomaaliya hadii dowlad sal adag leh ka curatana suurtagal manoqoneyso in loo isticmaalo si qaldan sidaasi darteed xalka Qatar kuma jiro in Soomaaliya colaada ka danto balse marka ay rabtana Al-Shabaab waxaay ku amreeysa ineey fuliyaan weeraro arxan daro ah marna ay joojiyay,

Waxaa tusaale idinkaga filan Safiirka Qatar ee Muqdisho Fadhiyo oo laga helay cod sir ah asagoo sheegayo inee weeraro qaraxyo ah ka fuliyeen Puntland,  balse nasiib xumo Dowlada Soomaaliya ayaa difaacday kana tirtay cadeentii rasmiga aheyd,

Tusaalaha labaad Markii Dowlada Qatar iyo DFS laogaaday ineey xiriir wadashaqeeyn laleeyihiin Al-Shabaab waxaa qarax si aad ah loso qorsheeyay lagu dilay Eng Yariisow si daaqada looga saaro dareenka ku dhashay Caalamka iyo Soomaalida,

Tusaalaha sadaxaad waxaa idinkaga filan dhamaan Sirdoonada Qaliijka sida UAE , Saudi Arabia , Masar, Baxreyn waxaay soo bandhigeen in Qatar xiriir la leedahay Alqaacida iyo Al-Shabaab, sidaasi darteedna aygooaan galiyeen,  Dowladii Soomaaliyeed oo aheyd mid aysameeysatay Qatar sida caadada u aheyd waxaay difaacday Dowlada Qatar taaso Soomaaliya kusigatay in ayso wajahday cunaqabateeno aysaaran qaliijka taaso aynaga dhaxeeyso xiriir ganacsi.

Tusaalaha Afaraad Qatar waxaay Dowladihii Soomaaliya ka codsan jirtay horjooge kasto Al-Shabaab ah marki lasoo qabto ineey ufidiso magangalyo taaso ugu danbeeysay wadaadkii buuragalgala Al-Shabaab uga wakiilka ahaa iyo diidmadii at Dowlada Madaxweyne Hassan Shiekh ku diiday in Horjooge Hassan Daahir Aweys loogacan galiyo Qatar si ay magangalyo usiiso.

Sidaasi darteed waxaa cadaatay Al-Shabaab ineeysan aheyn urur diimeed balse ay tahay shirkad ay abuurtay Dowlada Qatar taaso Soomaaliya uga fushaneyso danaheeda Gaar ahaaneed.

Shacabka Soomaaliyeed waa dad ay ku weyntahay Qabyaalada iyo Diinta labadaba waxaa si wadajir nooga soo weeraray Dowlada Qatar waxaana wakiil uga kala ah, Ururada diin Iskusheega Alshabaab xaga Dowlad Isku sheegana wakiil uga ah Jaajuus Fahad Yaasiin , Jaajuus Hassan Ali Qayre , Jaajuus Jamaal , Jaajuus Farmaajo,

Muqdisho Online waxaay soo gudbin doonta siraha qarsoon iyo qatarta lomaleegayo Somalia

Post a Comment

0 Comments