farmaajo iyo fahad yasiin oo isku dayaayo in ay somaliya iyo kenya dagaal ka dhax huriyaan

 

farmaajo & fahad

Diyaarad rakaab ah oo ka kacday garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa shalay loo diiday ina ka degto laba garoon diyaaradeed oo ku yaalla gobolka Gedo,

Ciidamada ugu danbeeye ee Farmaajo iyo Fahad Yaasiin daacada u ah ee ka taliya Gedo ayaa ah kaararkii ugu dambeeyay ee ay heystaan oo ay rabaan in ay ku carqaladeeyaan dawlada ​​kadib marki looga itaal roonaadey doorashooyinka

Ilo-wareedyada aan la hadlay ayaa sheegay in sababta diyaaradda looga hor-istaagay inay degto ay aheyd inuu saarnaa Maxamed Cabdullaahi Gardhuub oo hawl shaqo u socdey ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda farmaajo iyo fahad

Dhinacakale Farmaajo iyo Fahad ayaa wadah qorsho ah in ciidamo daacad u ah oo ku sugan xadka kenya in ay u adeegsadaan in ay dagaal militeri la galaan askarta Kenya si ay xiisad uga huriyaan xuduudka qorshooyinka fahad iyo farmaajo hadaan laga hurtagin waa halaag

Dawlada cusub waa in ay go'aan ka gaartaa ciidaman jooga gobolka gedo ee aan wax faa'ido ah aysan soo kordhinooyin sidii loogu celin lahaa xeradooda oo markii horeba loogu soo qaaday dano siyaasaded in lagu gaaro waa in ciidamada isku shaandheen lagu sameeyaa si ay ula dagalamaan argigixisada alshabab si dalka uu u noqdo meel amni ah oo lagu dalxiisi karo

Dhamaan Shacabka somaliyeed waxay ka codsanayaan dowlada cusub in ay cadaalada horkeento kooxda maafiyada ah e uu hogaaminayo farmajo si loo marsiiyo ciqaabta ay mudan yihiin waayo shacab badan oo masaakiin ah ayey qalad badan ay ka galeen waxayna ka laayeen ubadkooda iyo familkooda waa in lagu xukumaa dil toogasho laguna toogta shacabka hortooda si madaxda kale ay ugu quustaan in aysan dalkan dembi aysan ka gelin

 

Post a Comment

0 Comments