Daafaca dhexe ee Manchester United, Lisandro Martinez
Daafaca dhexe ee Manchester United, Lisandro Martinez, ayaa la ganaaxi doonaa saddexda kulan ee soo socda ee Premier League kadib markii laga saaray ciyaartii ay la yeesheen Leeds United habeenkii Isniinta bilowgii qeybta labaad, iyadoo Man United ay ku dambeysay 2-0, Martinez ayaa jiiday timaha weeraryahanka Leeds Dominic Calvert-Lewin kadib isku dhac hawada ah oo dhex maray labadooda
Garsooraha Paul Tierney markii hore ma uusan arkin dhacdada
Garsooraha Paul Tierney markii hore ma uusan arkin dhacdada, balse waxaa loo diray shaashadda dhinaca garoonka si uu dib ugu eego kadib talo ka timid VAR kadib dib-u-eegis, lambarka 6 ee Manchester United waxa uu galay fal ah jiidista timaha – taas oo ah fal rabshad ah. Go’aanka kama dambaysta ah
Waa kaarka cas Daafaca dhexe ee Manchester United
Waa kaarka cas Daafaca dhexe ee Manchester United, Lisandro Martinez, ayaa la ganaaxi doonaa saddexda kulan ee soo socda ee Premier League kadib markii laga saaray ciyaartii ay la yeesheen Leeds United habeenkii Isniinta
Bilowgii qeybta labaad, iyadoo Man United ay ku dambeysay 2-0, Martinez ayaa jiiday timaha weeraryahanka Leeds Dominic Calvert-Lewin kadib isku dhac hawada ah oo dhex maray labadooda garsooraha Paul Tierney markii hore ma uusan arkin dhacdada, balse waxaa loo diray shaashadda dhinaca garoonka si uu dib ugu eego kadib talo ka timid VAR
Kadib dib-u-eegis, lambarka 6 ee Manchester United waxa uu galay fal ah jiidista timaha – taas oo ah fal rabshad ah. Go’aanka kama dambaysta ah waa kaarka cas.
Daafaca dhexe ee Manchester United, Lisandro Martinez, ayaa la ganaaxi doonaa sadexda kulan ee soo socda ee Premier League kadib markii laga saaray ciyaartii ay la yeesheen Leeds United habeenkii Isniinta bilowgii qeybta labaad, iyadoo Man United ay ku dambeysay 2-1 pic.twitter.com/NLTduwEFSA
— Somalia Today (@SomaliaToday24) April 14, 2026

0 Comments