Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa si rasmi ah
Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa si rasmi ah ugu biiray Ururka Caalamiga ah ee Dekedaha iyo Badda (IAPH), oo ah Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Spain, Guti, ayaa sheegay in kulanka Real Madrid iyo Manchester City F.C. ee lugta hore ee wareegga 16-ka ee UEFA Champions League uu noqon doono mid adag. pic.twitter.com/Rze1iKbdTt
hay’ad caalami ah oo badda ku shaqeysa, laguna leeyahay xarun magaalada Tokyo, dalka Japan
Mas’uuliyiinta dekedda ayaa sheegay in xubinnimada
Mas’uuliyiinta dekedda ayaa sheegay in xubinnimada ay Dekedda Muqdisho siin doonto fursad ay si dhow ula shaqeyso dekedaha caalamiga ah, aqoon isweydaarsiga u samayso, isla markaana xoojiso heerarka hawlgalka iyadoo la raacayo hababka caalamiga ah
Agaasimaha dekedda Muqdisho Maxamed Cali Nuur
Agaasimaha dekedda Muqdisho Maxamed Cali Nuur (Ameerika), ayaa sheegay dekeddu in ay dhowrkii sano ee la soo dhaafay sameysay horumar la taaban karo oo dhinaca hawlgallada iyo kaabayaasha ah
Mas’uuliyiinta ayaa sidoo kale tilmaamay in ku biirista ururkan caalamiga ah ay sii xoojin doonto qaybta badda ee Soomaaliya, isla markaana kor u qaadi doonto doorka dekedda ee ganacsiga gobolka iyo kan caalamiga ah
Ururka dekedaha oo la aasaasay sanadkii 1959, ayaa isu keenaya in ka badan 190 dekedood oo ka socda 89 dal, isaga oo dhiirrigeliya iskaashiga, hal-abuurka, iyo horumar waara oo ka dhex socda warshadaha dekedaha iyo badda caalamka
Ciidamada Kumaandooska Danab ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta magaalada Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib howlgal militari oo lagu beegsaday dagaalyahannada Al-Shabaab ee ku sugnaa halkaas pic.twitter.com/zwA9ljRXPR
— Somalia Today (@SomaliaToday24) March 11, 2026

0 Comments