Manchester United Oo Kashiftay Magacyada Afar Xiddig Oo U Tartamaya Booska Casemiro

Manchester United

Michael Carrick ayaa uga digay maamulka Manchester United

 Michael Carrick ayaa uga digay maamulka Manchester United baahida degdega ah ee loo qabo in la doorto beddel ku habboon xiddiga khadka dhexe ee reer Brazil Casemiro inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga, isagoo carrabka ku adkeeyay saameynta weyn ee uu ku leeyahay kooxda iyo ciyaartoyda da’da yar

Sida uu sheegay warbixin ay daabacday “TEAMtalk

Sida uu sheegay warbixin ay daabacday “TEAMtalk Warbixintu waxay shaacisay in Manchester United ay diyaarisay liis ka kooban afar ciyaaryahan oo lagu beddeli karo Casemiro, kuwaas oo kala ah Carlos Baleba, Elliot Anderson, Adam Wharton, iyo Amadou Onana

Iyadoo la xusay in kan ugu dambeeya uu xiiseynayo

Iyadoo la xusay in kan ugu dambeeya uu xiiseynayo inuu u wareego mid ka mid ah kooxaha ugu waaweyn, inkasta oo kooxdiisu ay doonayso inay sii haysato isha wararka ayaa xaqiijisay in booska khadka dhexe uu noqon doono mudnaanta koowaad ee Manchester United xagaaga soo socda, gaar ahaan 

Kadib bixitaanka Casemiro iyo shakiyaasha ku xeeran mustaqbalka Ugarte Manchester United ayaa sidoo kale qorsheyneysa inay xoojiso difaaceeda xagaagan, iyadoo isla markaasna ay sii waddo raadinta tababare joogto ah oo beddela Carrick

Post a Comment

0 Comments