Ruben Amorim Oo Si Kulul Ula Hadlay Maamulka Man United.

Ruben Amorim

Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim

 Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa ka codsaday qaar ka mid ah masuuliyiinta muhiimka ah ee kooxda inay “gutaan shaqooyinkooda Amorim ayaa sameeyay hadallo muran dhaliyay kaddib markii Red Devils ay mar kale dhibco lumiyeen Axaddii

United ayaa barbaro 1-1 ah kula gashay Elland Road,

United ayaa barbaro 1-1 ah kula gashay Elland Road, iyadoo Matheus Cunha dhaliyay goolka bar-baraha ee Man United waxaan halkan u imid inaan noqdo Tababaraha guud ee kooxda Manchester United, ma ahan kaliya tababare,” ayuu yiri Amorim

Waan ogahay in magacaygu uusan ahayn Conte

Waan ogahay in magacaygu uusan ahayn Conte, Tuchel ama Mourinho, balse anigu waxaan ahay Tababaraha Manchester United sidan ayay ahaan doontaa 18 bilood ama ilaa ay guddigu go’aansadaan inay wax beddelaan. Anigu iscasilaad ma sameynayo

Post a Comment

0 Comments