Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay degmada Jilib

Al-shabaab

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya

 Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka dheeraad ah ka bixisay howlgal culus oo Xalay ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ciidamada

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in ciidamada Kumaandooska Danab ay Xalay fuliyeen howlgal si gaar ah loo qorsheyay, kaasoo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab wasaaradda Gaashaandhiga ayaa xaqiijisay in howlgalka lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-shabaab

Islamarkaana sidoo kalr gacanta lagu dilay 8 xubnood

Islamarkaana sidoo kalr gacanta lagu dilay 8 xubnood oo kale howlgalkan ayaa qeyb ka ah howlgalo bilahii lasoo dhaafay ciidanka dowladda ka wadeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada Shabeellaha Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Dhexe, kuwaas oo ay dowladdu dooneyso iney kooxda kaga xureyso deegaanada ay kaga sugan yihiin goboladaas

Todobaadkan gudahadiisa ayay aheyd markii ciidanka xoogga dalka ay ku dileen degmada Jilib horjoogayaal sar sare oo ka tirsan kooxda, gaar ahaan horjoogahii dhanka qaraxyada u qaabilsana maleeshiyaadka Al-shabaab

Post a Comment

0 Comments