3 Kooxood Oo Iska Xaadiriyay Wareega 8 Dhamaadka Carabao Cup

 
Carabao Cup

Ugu yaraan saddex kooxood ayaa iska xaadirisay

 Ugu yaraan saddex kooxood ayaa iska xaadirisay wareega siddeedaad (quarter-finals) ee koobka Carabao Cup xilli ciyaareedkan tani waxay timid kaddib markii la soo gabagabeeyay qaybtii hore ee kulammada wareegga afaraad habeenkii Talaadada kooxda Brentford ayaa booskeeda ku xaqiijisay guul wayn oo 5-0 ah oo ay kaga badisay Grimsby Town

Kooxda Cardiff City ayaa sidoo kale 2-1 kaga

Kooxda Cardiff City ayaa sidoo kale 2-1 kaga adkaatay Wrexham Dhanka kale, Fulham ayaa u baahaatay in lagu kala baxo rikooro si ay uga takhalusto Wycombe Wanderers, kaddib markii ciyaartu ku dhammaatay 1-1 waqtigii caadiga ahaa

Habeenka Caawa, ayaa lagu wadaa in la ciyaaro 

Habeenka Caawa, ayaa lagu wadaa in la ciyaaro kulamada kale ee wareegga afaraad guud ahaan gudaha UK Arsenal waxay martigelin doontaa Brighton, halka Manchester City ay safar ugu bixi doonto Swansea

Liverpool waxay garoonkeeda ku soo dhoweyn doontaa Crystal Palace, halka Chelsea ay marti u noqon doonto Wolves

Post a Comment

0 Comments