Xiddigaha U Tartamaya Abaalmarinta Ballon d’Or Oo La Soo Saaray.

Ballon d’Or

France Football, oo ah qabanqaabiyayaasha 

 France Football, oo ah qabanqaabiyayaasha abaalmarinta Ballon d’Or, ayaa khamiistii soo saartay liiska musharixiinta u tartamaya abaalmarinta sanadkan liiskan oo ay go’aamiyeen saxafiyiinta caanka ah ee qaaradaha kala duwan ayaa la soo saaray

Waxaa ka mid ah Ousmane Dembele (Paris Saint-Germain)

Waxaa ka mid ah Ousmane Dembele (Paris Saint-Germain), Jude Bellingham (Real Madrid), Harry Kane (Bayern Munich), Achraf Hakimi (Paris Saint-Germain) iyo Viktor Gyokeres (Arsenal) xiddigaha kale ee ka midka ah ayaa kala ah Robert Lewandowski (Barcelona)

Kylian Mbappe (Real Madrid), Lamine Yamal (Barcelona)

Kylian Mbappe (Real Madrid), Lamine Yamal (Barcelona), Erling Haaland (Manchester City), Serhou Guiarassy (Borussia Dortmund) iyo Lautaro Martinez (Inter Milan) Abaalmarinta sanadkan ayaa la filayaa in ku dagaalamaan xiddigaha Yamal, Dembele iyo Mbappe

Abaalmarinta Ballon d’Or 2025 ayaa lagu qaban doonaa Théâtre du Châtelet ee Paris Sebtember 22


Post a Comment

3 Comments