Kabtanka Liverpool ee Virgil van Dijk
Kabtanka Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa si toos ah shaqada u bilaabay markii uu la kulmay saxiixooda cusub ee Hugo Ekitike, isaga oo u sheegay weeraryahanka ‘shaqada adagi hadda ayay bilaabanaysaa kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa mashquul ku aheyd suuqa kala iibsiga xagaaga
Iyadoo madaxda kooxda ay go’aansadeen
Iyadoo madaxda kooxda ay go’aansadeen inay dhisaan guulihii xilli ciyaareedkii hore fiidnimadii Arbacada, Reds ayaa ku dhawaaqday inay heshiis la gaadheen Eintracht Frankfurt oo ay kala soo wareegeen Ekitike
Waxa la fahamsanyahay in ay Liverpool
Waxa la fahamsanyahay in ay Liverpool ka bixisay lacag dhan 69 milyan euro xiddiga 23 jirka ah kaas oo ay doonayso in ay ku xoojiso weerarka Ekitike ayaa ka qayb galay tababarkii ugu horeeyay ee Liverpool Van Dijk ayaana sheegay waxa uu u sheegay xiddiga
Kaliya Dhawaan ayuu yimid laakiin waxa uu xidhanyahay dharkii shaqada aad ayay u fiicantahay in uu nala joogo waxa aan u sheegay in ay Hada u bilaabatay shaqadii adkayd
0 Comments