Atletico Madrid Oo Fariin Cad U Dirtay Arsenal Iyo Liverpool Iyo Julian Alvarez Oo Sabab U Ah.

Atletico Madrid

Madaxweynaha Atletico Madrid Enrique Cerezo

 Madaxweynaha Atletico Madrid Enrique Cerezo ayaa diginin u diray kooxaha Arsenal Iyo Liverpool isaga oo u sheegay in uuna weeraryahanka Julian Alvarez iib ahayn suuqa xagaagan wararka ka imanaya Spain ayaa sheegaya kooxaha premier League ay xiiso u qabaan saxiixa xiddiga Julian Alvarez

Julian Alvarez ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib

Julian Alvarez ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib ah isaga oo dhaliyay 19 gool tartamada oo dhan kooxaha Arsenal Iyo Liverpool ayaa doonaya saxiixa Julian Alvarez si ay ugu xoojiyaan weerarkooda

Laakiin madaxweynaha Atletico Cerezo

Laakiin madaxweynaha Atletico Cerezo ayaa si bareer ah ugu jawaabay mar wax laga waydiiyay mustaqbalka Alvarez ee kooxda iyo suurtogalnimada iibka xagaaga Julian Alvarez waa ciyaaryahan Atletico Madrid ah, waxaana uu ahaan doonaa ciyaaryahan Atletico Madrid ah”ayuu yidhi

Post a Comment

0 Comments