Halyeeyga Juventus, Alessandro Del Piero
Halyeeyga Juventus, Alessandro Del Piero ayaa u saadaaliyay in Paris Saint-Germain ay ku guuleysan doonto koobka FIFA Club World Cup 2025 Del Piero ayaa aaminsan in kooxda heysata horyaalka Faransiiska ee Ligue 1 ay ku guuleysan doonto bisha soo socota, iyagoo dhawaan ku guuleystay UEFA Champions League toddobaadyo ka hor
Si kastaba ha ahaatee, si ay saadaasha Del Piero
Si kastaba ha ahaatee, si ay saadaasha Del Piero run u noqoto PSG waa inay marka hore garaacdo Inter Miami wareega 16 fiidnimada Axadda si ay ugu gudubto wareega 8 dhamaadka haddii Parisians ay garaacdo kooxda Major League Soccer, waxay u gudbi doontaa wareega 8da ee Koobka Kooxaha Adduunka
Yaa ku guuleysan doona Koobka Kooxaha Adduunka
Yaa ku guuleysan doona Koobka Kooxaha Adduunka? Juventus! Tani waa riyadeyda, laakiin uma maleynayo inay dhici karto,” Del Piero ayaa yiri wuxuu intaas ku daray, “Aniga ahaan, PSG ayaa ku guulaysan doonta”.
0 Comments