Waa maxay Chatgpt siduuna u shaqeeyaa ?

TEKNLOOJIYDA

Waa maxay chatGPT sidee u shaqeeyaa ? 

 Waa maxay chatGPT sidee u shaqeeyaa ? waxaa soo saartay shirkada laga leeyahay mareykanka openAI ee artificial intelligence-ga ka shaqeysa ama maskaxda macmalka ah. Waa bot caqliyeysan lehna awoodaha fahmida luqadaha caalamka oo dhan xitaa luqada programmingta

Mucjisada technology-yada caalamka technologyada

Mucjisada technology-yada caalamka technologyada oo ku socda xawaara aan caadi aheyn, waxaan kuu sheegi karaa waxwalboo aad I weydiiso waxaan kaaga jawaabi karaa xisaab walboo aad iweydiiso waxaan kuu qori karaa programming language walba aad rabto waxaan kuu diyaarin karaa qudbado, maqaalo, warar, taariikh. Waxaan ahay maskax ka sameysan fiilo iyo database

Ai-gaan waxaa  loogu talagalay in ay kuugu jawaabto

Ai-gaan waxaa  loogu talagalay in ay kuugu jawaabto sida ugu dhaqsiyaha badan wada sheekeysina ay kula yeelato adigoo aan kala dareemeyn inaad la sheekeysaneyso bin’aadin iyo aalad database ku shaqeysa wuxuu si hal abuur leh u adeegsadaa xogta gaareysa 300billion ee lagu keydiyey marka hore wuxuuna baaritaan walba ka keydsadaa xogo dheeri ah.

Ai-gaan waxey ku qaadatay 5 maalin oo kaliya iney kusoo biiraan isticmaalkiisa 1million oo users ah taariikhda kameysan dhicin. Nidaamka ay u shaqeynayeen shirkadaha google iyo kuwa lamid ah ayaa ahaa inaad adiga mawduuca qorato kadibna aad website-ba website oga gudubto oo aad xogo badan sidaas kusoo hesho.

Hadase waxaa meesha ka saartay ChatGPT oo kaliya kaaga baahan ciwaanka iyo waxa aad ubaahantahay isaga ayaana ilbidhiqsiyo kugu qoraya, kuguna soo jawaabaya waxaa aad weydiiso ChatGPT malahan shaqsiyad u gaar ah kaliya waxaa la baray inuu kula sameeyo wada sheekeysi macluumada aad weydiisana kaaga jawaabo

Post a Comment

4 Comments

  1. waxay ka koobiyeeyeen maskaxda bani'aadamka

    ReplyDelete
  2. waxaa soo saartay shirkada laga leeyahay mareykanka openAI

    ReplyDelete
  3. Waa Mucjisada technology-yada caalamka

    ReplyDelete
  4. artificial intelligence waxaa laga soo koobiyeeyey maskaxda bani'aadamka

    ReplyDelete