Ciidamada Dowladda Soomaaliy oo beegsaday goob ay isku aruursanayeen Al-Shabaab

 
Dowladda Soomaaliy

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maata ciidamada Xooggga dalka ay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolkaasi, kaas oo jab culus lagu gaarsiiyay kooxda howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay aagga degmada Mahadaay

Waxaana ciidamada ay ku beegsadeen goob 

waxaana ciidamada ay ku beegsadeen goob ay isku aruursanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab saraakiisha horkaceysay howlgalka ayaa sheegay in ay gaareen deegaano ay kamid yihiin Diinlaawe iyo Hurwaa oo galbeed ka xiga degmada Mahadaay, halkaas oo ay si dhuumaaleysi ah ku joogeen xubnaha Khawaarijta

Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in wax iska hor imaad

Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in wax iska hor imaad ah aysan la kulmin inta ay wadeen howlgallada ay ku gaareen deegaannadaas oo weeraro ay kasoo abaabuli jireen Al-Shabaab ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhanka AlShabaab oo ku aadan howlgalkaasi ee ay guusha ka sheegteen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Xaaladda ayaa weli kacsan

Waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa aagga degmada Mahadaay oo howlgallo ay kasii wadaan ciidamada dowladda Shabeelaha Dhexe oo hoostaga dowlad goboleedka HirShabelle ayaa waxaa weli guluf ka dhan ah Al-Shabaab ka wada ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka

Post a Comment

0 Comments