Ciidamada Puntland oo howlgal ka dhan ah Daacish xalay ka fulisay magaalada Boosaaso

Puntland iyo Daacish

Faah-faahinno dheeraad ah 

 Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada ammaanka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaas oo ahaa mid ka dhan ah Daacish howlgalkan ayaa ujeedkoosa waxa uu ahaa mid lagu xoojinayay amniga magaaladaas oo mararka qaar ay weeraro ka fuliyaan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish

Saraakiisha amniga Puntland

Saraakiisha amniga Puntland ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkan lagu soo qabtay illaa saddex nin oo lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin DaacishDaacish, kuwaas oo lagu hayo baaris xubnaha lasoo qabtay ayaa si gaar ah loogu eedeynayaa inay Daacish u qaabilsan yihiin  hanjabaada ganacsatada ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland

Sidoo kale waxaa saraakiishu ay intaasi ku dareen

Sidoo kale waxaa saraakiishu ay intaasi ku dareen inay sii wadi doonaan howlgallada amniga xaqiijinta, si looga hortago weerarada ka dhaca magaalada Boosaaso xaaladda ayaa hadda ah mid deggan, inkastoo howlgalladan si wayn looga dareemay magaaladaasi, sida ay soo wariyeen dadka deegaanka.

Muddooyinkii u dambeeyay ciidamada Puntland Puntland ayaa kordhiyay howlgalladooda ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee ku sugan dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari.

Post a Comment

0 Comments