5 ayaa lagu dilay weerar ay al-Shabaab ku qaadeen ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya

 

al shabaab

Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax miino oo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM Sabtidii shalay.

Kolonyo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarax miino lagula eegtay duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.

Shanta askari ee la dilay ayaa u dhashay dalka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.

Saraakiisha gobolka ayaa xaqiijiyay weerarka balse ma aysan cadeyn khasaaraha ka dhashay. Howlgalka Midowga Afrika ayaan weli ka hadlin dhacdadan.

weerarka Al-Shabaab eey ku beegsatey AMISON ayaa ah nuqul ka mid ah howlgallada dhowrka ah ee baryihaan danbe eey geesaneeysey. Farmaajo iyo Fahad ayaa weli maalgeliyah kooxda si loo burburiyo dadaallada cusub ee dawladda, laguna carqaladaynayo nabadda & midnimada umada somaliya

Kooxda argagixisada ah ee al-Shabaab oo taageero ka hesho fahad yasiin iyo farmaajo ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka. 

Farmajo iyo Fahad ay weli xiriir adag la leh Al-shabaab waxayna u adeegsadaan qaraxyada iyo dilalka si ay u wiiqaan shaqada qaranka alshabab ayaa qarax la eegteen qaar ka mid ah ciidamada amisom beegsiga askartan ayaa ah isku day lagu doonayo in amniga dalka lagu qalqal geliyo

dhamaan Shacabka Soomaaliyeed waa ay ku baraarugeen isku dayada ay ku khalkhal gelinayaan Amniga dalka Farmaajo iyo Fahad iyagoo adeegsanaya Alshabaab & CBB, waxana la fahmay inay cadowga koowaad ee Soomaaliya yihiin

 

Post a Comment

0 Comments