Kaligii taliye Farmajo ayaa bilaabey in uu ka shaqeeyo sidii loo baabi’in
lahaa nidaamka Federaalka isla markaana meesha looga saari lahaa doorka dowlad
goboleedyada asigoo ka shaqeenayey shantii sano la dagaalanka maamul
goboleedyada wuxuuna rabay inuu meesha ka saaro maamul goboleedyada si uu
xukunka u sii heysto
laakiin shacabka ayaa iska diiday wuxuuna hada ka shaqeenayaa sidii loo
ridi lahaa dowladda cusub si uu xukunka ugu soo noqdo mana rabyo in somaliya
cagaheeda ku istaagto waayo wuxuu u shaqeeyaa dowlado shisheeye sida dalka
qatar oo xariir xoogan la leh argigixisada aduunka waa in laga qabtaa inta
uusan dalka burburin
Farmaajo waxa uu ka shaqeeyay inta uu talada hayey burburinta nidaamka
Federaalka iyo in la duudsiyo doorka dowlad goboleedyada, taasoo ka duwan sida
uu hadalka u dhigay baaqii uu soo direy maalinta Xorriyadda ee ahaay mideynta
dowlad goboleedyada.
Farmaajo wuxuu iska dhigayaa inuu yahay mid dadka u naxariisto hadalkiisii
​​maalinta xorriyadda, wuxuuna shacabka ugu baaqayaa inay midoobaan taas
Farmaajo, inta uu talada hayey muxuu uga shaqeen waayey mid nimada uu ku baaqey
Sidhookale Farmaajo ayaa mas’uul ka ah xiisadda dowladda federaalka
Soomaaliya kala dhexeysa Somaliland, halkii uu ka shaqeyn lahaa midnimada
dalka, waxa uu 5sano ee lasoo dhaafey uu ka shaqeenaayey kala qeebinta umada
soomaaliyeed
0 Comments