dawlada Turkiga oo bilaabay in ay soo musaafuriso soomaalida ku nooleed dalkeeda

 

turkey & somaliya

Turkiga ayaa bilaabay inuu soo tarxiilo dad badan oo Soomaali ah oo ku nool dhulkeeda iyo in ay adkeeso bixinta fiisaha lagu galaayey tani ayaa imaaneeyso kadib markii laga saarey kaligii taliye farmaajo meesha oo ay taageer saneed Turkiga waa cadoow aan nabad u rabin dalka

Dowladda Turkiga ayaa wada qorshe ay ku dhibaateyso bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda dalka turkey kuwaasi oo ka sameystay maqaayado, goobo lagu qaxweeyo, iyo goobo dharka lagu iibiyo, waxaana ay noqdeen kuwa lagu nacay dalka Soomaaliya.

dhibaatada lagu haayo dadka ku nool dalkaturkey iyo Khasaaraha soo gaaray ganacsatada iyo Soomaaliyeed ayaa aad u sii kurdhey kadib markii ay bilaabdey dawlada turkey in ay raafto soomaalida

Cadaadiskaas ayaa sababay in qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ay si degdeg ah u iibsadaan hantidooda, taasoo keentay in maqaayado dhowr ah ay la wareegaan  muwaadiniinturkesh ah, sidaas darteed Turkiga ayaa cunsuriyad ku ah ganacsatada Soomaaliyeed.

Dhinacakale Safaaradda Turkiga ee soomaaliya ayaa hoos u dhigtey tirada dadka fiisaha ay siin jirtey iyadoo loo marayo habab maamul sidhookale waxaa sare loo qaadayo qiimaha fiisaha tani ayaa ah mid ka duwan midii lagu yaqaan xiligii qaswade farmaajo

Safaarada Turkiga ayaa bilowday inay caqabado badan hordhigto bixinta fiisaha Soomaalida, ay ku galaayeen dalkeeda taasoo ka duwan sidii hore ay u sameyn jirtey

 

Post a Comment

0 Comments