farmaajo ka dib markii uu quus ka gaadhay doorashada oo bilaabay inuu baryo Alshabaab

farmaajo oo alshabaab wafdi sare u dirsadey
 

Ilo lagukalsoonyahay ayaa xaqiijise in madaxweenaha xi
lkiisu dhamadey ee farmaajo uu ergo u dirsadey al shabaab ergada ayaa alshabaab rabaan in ay ku qanciyaan in ay soo saaraan war saxaafadeed ay ku sheegayaan in ay diyaar u yihiin in ay wadahadalo la galaal dawlada balse shuruud ay kooxda ka dhigaan in ay kaliya wada hadalo lagayaan dawlada uu hugaamiyo kaligii taliye farmaajo

Kadib markii uu ku waayay taageerayaashiisa doorashadii baarlamaanka, Farmaajo waxa uu noqday mid siyaasad ahaan kacday

Waxaase yaab leh in uu wafdi u diray si ay taageero ugu raadiyaan Al-Shabaab kadib markii uu balan qaaday maalmihii ugu horeeyay ee uu madaxweynaha ka ahaa in uu ku ciribtiri doono argagixisanimada muddo labo sano ah oo uu talada dalka la wareegayo.

Soomaaliya waxa ay u baahan tahay madaxweyne adag oo dhanka amniga iyo dimuquraadiyadda ka shaqeeya, dhalinyaradana ma taageeraan

Farmaajo ayaa hadda sameynaya isku daygii ugu dambeeyay ee uu ku doonayo in uu ku cabsi geliyo oo uu ku waxyeeleeyo hanaanka doorashada Soomaaliya.

Hadda waxa uu isku dayayaa in uu kooxda u adeegsado siyaasadda iyo sidoo kale hawlgallada argagixisada.

Waxaa umada mar horey u cadaatey un uu farmaajo yahay lashabaab eyneh alshabaab tahay farmaajo sidaas darteeda dhamaan shacabka sooomaaliyeed kuma sirmidoonaa qorsho walibo uu la yimaado farmaajo waxa uu ku kacaayo waa mid muu jineeyso quusta uu taagan yahay qaswade

Post a Comment

0 Comments