Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa Laftagareen u adeegsanaayo carqaladeenta hanaanka doorashada.

 

 
fahad iyo farmaajo waxa ay ku haw lan yihiin carqaladeenta doorashooyinka



Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Khadiija Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan qaar ka mid ah wakiillada ku dhow dhow “Fahad Yaasiin” ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada beedhabo si ay cadaadis ugu saaraan Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Liftagren

Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa laftagreen u adeegsanaya inay carqaladeeyaan hanaanka doorashada si aysan udhicin dhaarinta waqtigii loogu talagalay oo fahad uu u helo jaani beesha caalmka waa in ay lafta green ku cadaadisaa in uu u hogaansamo go'aanada RW rooble

dhinacakale Maxkamad jeebka Farmaajo & fahad ku jirta maxee xukumeesa. Halke jirtay markii u sharciga ku tumanaaye fahad. Halkee jirtay markii Farmaajo isku dayay inuu afgambi ku qabsado wadanka asigoo adeegsanaaya SNAForce. Ma maxkamad diiday inee qabato galdacwadeed ka furan fahad markee isticmaalaayaan f&f miyee maxkamad noqotay

Fahad Yaasiin oo ah isla shaqsigii 5-tii sano ee la soo dhaafay aan u hogaansamin sharciga, ayaa weerar ku qaaday ku dhawaad ​​dhamaan hey’adaha dowladda oo dacwad ka gudbiyay maxkamadda sare ee Soomaaliya, isagoo ka soo horjeeda go’aankii FIET ay ku laashay kursigii baarlamaanka ee sida sharci darada ah loogu musuq maasuqay todobaadyo ka hor.

kooxda farmaajo waxa ay hada xooga saareeysaa lafta green in uu ku adkeesto mooqifkiisa ah in uusan u hogaamsamin guddiga oona loo dib dhigo dhaarinta

Kursiga Fahad Yaasiin ayaa ah mid la musuqmaasuqeeye, maadaama uu ahaay hogaamiyaha NISA iyo alshabaab beesha kursiga iska leh, waxa ay sheegtey in aysan dooran fahad uu ku soo baxay si sharci daro ah

Shacabka Soomaaliyeed iyo xitaa beesha caalamka ayaa diiday musuqmaasuqa uu Fahad Yaasiin ku sameeyay kuraas badan oo Baarlamaanka ah waxa uu yahay shaqsi aan laga rabin baarlamaanka iyo gabi ahaan dalka oo umadii oo dhan ay nacdey


Post a Comment

0 Comments